Niman Lagu Qabtay Oo Itoobiyaanka U Sheegay In Alshabab Bixiso Mushaharka Ciidanka Cabdi Madoobe
Wardheer,June 20,2023(Haatufonline)-Sadex nin oo horaanti todobaadkan ay ciidamada Itoobiyaanku ku qabteen xero ay ku jiraan qaxoontiga reer Laascaanood oo ku taala tuulada [...]