Somaliland Oo Sheegtay In Puntland Oo Ay Isgarabsanayaan Argagixisadu Ay Soo Weerareen Ciidanka Qaranka JSL
Hargeysa, February 27, 2023(Haatufonline)- Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland waxay u taagan tahay nabad, horumar iyo in ay wadamada jaarkeeda kula noolaato nabad, xasilooni [...]