Latest News

79 Ton Oo Ka Kooban Maadada Salfayuurik Eesidh (Sulphuric Acid) Ee Loo Adeegsado Qaraxyada Oo Xamar Gacanta Lagu Dhigay

Muqdishu,October 14,2020(Haatufonline)-Hayadaha ammaanka ee dalka Somalia ayaa gacanta ku dhigay 79 ton oo ka kooban maadada Sulphuric Acid ee loo adeegsado sameynta walxaha qarxa.War ay soo saartay hayada Somalia u qaabilsan sirdoonka ayaa waxa kale oo ay ku sheegtay in la qabtay dadkii maadadaa soo galiyey dalka.

Ururka Alshabaab ayaa inta badan dibadda kala soo daga alaabooyinka iyo maadadaha uu walxaha qarxa ka sameeyo.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*