Latest News

Al-Shabaab Oo Weerar Ku Qaaday Saldhig Milatari

Kismaayo, April 11, 2024 (Haatufonline) -Ciidamada xooga dalka Somalia, ayaa si weyn isagga caabiyay warar Kooxda Alshabaab ay kusoo qaaday saldhiga Military ee Barsan Guuni, oo ku yaala Waqooyiga Kismaayo ee Maamulka Jubaland.
Janaraal Dayax Cabdi Cabdule, ayaa Warbaahinta maxaliga ah ee Somaliya u sheegay inay Helen xog ku saabsan Weerarka Alshabaab ee kusoo maqan, sidaas darteedna ay si weyn uga diyaar-garoobeen, waxanu intaa ku daray in Maleeahidka Alshabaab ay gaadhsiiyeen khasaare lexaadleh, isla markaana ay gacanta ku dhigeen xubnihii wararka kusoo qaaday.
Muuqaalo la baahiyay ayaa muujinayaa Ciidamada Somaliya oo dabaal-degaya, kadib markii ay fashiliyeen werarka Alshabaab, kana guulaysteen..
.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*