Latest News

Biixi Iyo Kenyaata Oo Maanta Shirkoodii U Horeeyey Ku Yeeshay Nairobi

Naitobi,December 24,2020(Haatufonline)-Magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya waxa maanta kulankoodii u horeeyey ku yeeshay madaxweynaha Somaliland Musse Biici Cabdi iyo madaxweynaha dalja Krnya Uhuru Kenyatta.

Madaxwynaha Somaliland iyo wafdi culus oo u hogaaminayey waxay booqosho rasmiya oo 3 maalmood ah shalay ugu kicitimeen Jamhuutiyadda Kenya halkaas oo ay maanta ka bilaabmeen wadahadaladii madaxda labada dawladood ee Somaliland iyo Kenya.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*