Latest News

Ciidamada Dawladd Deegaanka Soomaalida Oo Weerar Ku Qaaday Saldhigyo Al-Shabaab Ku Lahayd Gudaha Somalia

Rab-dhuure, October 4, 2022 (Haatufonline) – Ciidamada Dawladd Deegaanka Soomaalida Ethiopia ayaa sheegay inay khasaare gaadhsiiyeen kooxda Al-Shabaab kadib markii ay weerar qorshaysan ku qaadeen saldhigyadii ay ku lahaayeen aaga Rab-dhuure iyo Qudhac-dheer ee gudaha Soomaaliya.
Weerarkan ayaa Al-Shabaab lagaga dilay maleeshiyaad farabadan oo ay ku jiraan horjoogayaal ay ka mid yihiin Amiir Abuu Xamza, Amiir Cabdalla Goofle, Amiir Abuu Nasra, sida ay ku waramayso warbaahinta dawladd deegaanka Soomaalida.
Sidoo kale waxa weerarkaasi lagu qabtay 14 maxbuus oo Al-shabaab ka tirsan iyo hub farabadan oo kala duwan.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*