Latest News

Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigay Gaadhi Saad U Siday Argagixisada Iyo Maleeshiyaadka La Marin Habaabiyey Ee Laascaanood Ka Dagaalamaya

Laascaanood, February 8, 2023 (Haatufonline) – Ciidamada qaranka Somaliland oo Saaka Gacanta ku Dhigay Gaadhi sida Hub iyo Saad loo Waday kooxaha Argagixisadda iyo Maleeshiyada la marin habaabiyey ee Qaska iyo Dagaalka ka wada Magaalada Laascaanood.

Saadkan iyo hubkan ayay wararku sheegayaan inuu ku rarnaa gaadhi weyn oo nooca Waaraadka ah, inkasoo ilaa iyo hada aanay ciidamada Qaranku faahfaahin ka bixin.

Sidoo kale waxay wararku intaa ku darayaan in la qabtay Ciidamo ka yimid maamul goboleedka Puntland.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*