Latest News

Sarkaalka Alshabaab Fuuad Shoongale Oo Maleeshiyada Uu Ka Barbar Dagaalamayo Kula Shuruutamay Inaanay Dagaalka Sawirin

Laascaqnood,February 7,2023(Haatufonline)-Fuaad Shoongale oo ah hogaamiyaha kooxda Alshabaab ee ku sugan Laascaanood ayaa maleeshiyadda ay ka barbar dagaalamayaan kusoo rogay amar ah inaanay isticmaalin wax keemaro ah oo ay sawiro ama video ku qaadi karaan si aanay u kashifmeen wajiyada ciidanka Alshabaab ee la safani. Shoongale ayaa Garad Jaamac Garaad Cali kula shuruutamay in la fuliyo mamnuucidda isticmaalka keemarooyinka si ay ula dagaal galaan taasoo markii hore u qudhqudhi wayday
xubnaha maleeshiyada balse uu markii dambe Garaadku yeelsiiyey inay amarka mamnuucidda isticmaalka keemarooka ku dhaqmaan.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*