Latest News

Dab Xoogle Oo Ku Fidaya Buurta Daalo, Ciidamada Qaranka Iyo Dadka Deegaanka Oo Qayb Ka Ah Gurmadka Bakhtiinta Dabkaasi.

Ceerigaabo, June 30, 2025 (Haatufonline) – Dab xoogan oo si baaxadle u fidaya ayaa ka kacay buurta daalo ee Gobolka Sanaag.

Dabkan ayaa masuuliyiinta gobolku ay ku tilmaameen inaan noociisu hore usoo marin Somaliland.

Gurmadka bakhtiinta dabkan ka holcaya buuralayda gobolka Sanaag ayaa waxa ka qaybqaadanaya Ciidamada kala duwan ee Somaliland, bulshada deegaamadaasi ku dhaqan iyo masuuliyiinta gobolka.

Ma jiraan ilaa iyo hadda wax khasaare nafeed ah oo ka dhashay dabkaasi.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*