Latest News

Dablay Hubaysan Oo 42 Qof Ku Dishay Gobolka Oromia Ee Dalka Ethiopia

ADDIS ABABA, September 3, 2022 (Haatufonline) – Dablay hubaysan ayaa gobolka Oromiya ee dalka Ethiopia ku dishay ugu yaraan 42 qof, sida ay sheegeen laba qof oo degaanka degan, kuwaas oo Jimcihii sheegay inay si wada jir ah u xabaaleen Maydadka.

Dhacdadan ayaa noqonaysa dilkii ugu dambeeyey ee ka dhaca dalkan ugubdadka badan gobolka, kaas oo dagaalada ka socda ay ku dhinyeen boqolaal qof.

Dagaal iyo dilal ku salaysan qoomiyado ayaa gobolka Oromiya ku dhexmaraya labada qoomiyadood ee ugu tirada badan dalkaasi ee Oromada iyo Amhaarada.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*