Latest News

Diyaarad Djibouti Airline Leedahay Oo Taayiradi U Bixi Waayeen Iyo Madaarkii Garoowe Ee Ay Ku Dagtay Oo Laga Waayey Gaadhi Dabdamis Ah Oo Shaqeynaya.

Garoowe,December 2,2020(Haatufonline)-Diyaarad ee leedahay Djibouti Airlines oo maanta taayiradi u bixi waayeen ayaa waxa uu duuliyihii waday kusoo daayey dhabaha diyaaradaha ee madaarka Garoowe sii u fadhiisiyo isla markaana u badbaadiyo rakaabka iyo shaqaalihii diyaaradda saarnaa.Nasiib wanaag ma jirto shilkaas cid wax ku noqotay laakiin waxay shilkaasi fadeexadi kasoo gaadhay madaarka Garoowe oo laga waayey gurmadkii dabdamiska iyadoo gaadhigii dabdamiska ee kaliya ee madaarku lahaa noqday mid aan mudaba shaqeynin cilado farsamo awgeed.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*