Latest News

Farmaajo Oo Wada Qorshe Dagaal Uu Kula Wareegayo Jubaland Iyadoo Ay Taageerayaan Ciidamo Eritariyaan iyo Itoobiyaan Ahi

Muqdisho,December 1,2020(Haatufonline)-Madaxweynaha VillaSomalia Farmaajo ayaa ku hawlan qorshe dagaal oo uu damacsanyahay inuu cudud ciidan ku qabsado dawlad goboleedka Jubaland si uu talada uga wareejiyo madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe oo uu khilaaf ba’an oo mudo dheer soo jiitamayey ka dhaxeeyey.

Farmaajo ayaa siday ilo xog ogaal ahi sheegeen isku halaynaya in qorshagan hirgalintiisa ay gacan ka siin doonaan ciidamo Itoobiyaan iyo Eriteriyaan isugu jira oo hawshaa inteeda badanla la filaayo in iyagu fuliyaan..

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*