Latest News

Diyaarad Hub U Sidda Garoowe Iyo Buhoodle Oo Lagu Qabtay Madaarka Muqdisho.

Muqdisho,January 2,2022(Haatufonline)-Diyaarad laga leeyahay dalka Kenya oo hub saaranyahay ayaa casarki maanta (Axaddi ) lagu qabtay madaarka Muqdisho.Siday ilo xogogaal ah oo ku sugan madaarka Muqdisho noo sheegeen waxa hubkii saarna diyaaradda laga dajiyey caawa waxaana la wareegay Agaasimaha Guud ee hayadda sirdoonka Somalia Mahad Salad.

Warar dheeraad ah oo aanu arintan ka helnay ayaa waxay sheegayaan in hubkan ay ku lug leeyihiin madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe oo kasoo jeeda qabiilka Ogaadeenka iyo wasiirka difaaca Kenya Aadan Barre oo ay isku haybyihiin .

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*