Latest News

Golaha Guurtida Somaliland Oo Dib Ugu Celiyey Golaha Wakiilada Xeerar Ay Waxkabadal Ku Sameeyeen

Hargeysa, September 26, 2022 (Haatufonline) – Golaha Guurtida Somaliland ayaa dib ugu soo celiyey wax ka badal iyo kaabis golaha Wakiiladu uu dhawaan ku sameeyey xeerka guud ee doorashooyinka iyo xeerka diiwaangalinta cod bixiyeyaasha Xeer No 14/2011 iyo Xeer No 91/2022.

Soo celinta waxkabadalka Xeerarkan ayaa lagu sheegay qoraal uu ku saxeexan yahay Gudoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan, kaas oo uu ku socodsiiyey Gudoomiyaha Golaha Wakiilada.

Waxaanu u dhignaa sidan:

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*