Latest News

Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ansixiyey Xubnihii Ka Dhinaa Guddida Doorashooyin

Hargeysa, September 6, 2022 (Haatufonline) – Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta ansixiyey saddex xubnood oo ka dhinaa guddida doorashooyinka qaranka.

Saddexdan xubnood ee maanta la ansixiyey oo magacyadoodi kala yihiin Muuse Xasan Yuusuf, Axmed Cismaan Xasan iyo Axmed Yuusuf Maxamed ayaa mar kale Madaxweynuhu uu dib ugu soo celiyey si ay u ansixiyaan kadib markii ay hore u diideen.

Talaabadan lagu ansixiyey sadexdan xubnood ayaa la filaa inay keeni doonto in si degdeg ah gudida doorashooyinkii u gudo gasho doorashada kala reebida Ururada siyaasada iyo Madaxtooyada oo wakhtibyari ka hadhsan yahay.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*