Latest News

Israel Oo Duqaysay Dhammaan Xarumihi Lagu Bacriminayey Yuraaniyamka Iran

Haatufonline,June 14,2025Laba boqol oo ka mid ah diyaaradaha dagaalka ee Israel ayaa xalay weerar balaadhan ku qaaday dalka Iran iyada oo ay duqeeyeen dhammaan xarumihii ay Iran ku bacriminjirtay maadaada Yuraaniyamka ee laga sameeyo hubka Niyuukliyarka.Duqaynta cirka ka sakow,sirdoonka Israel ee Mosad ayaa isaguna hawlo kharbudaad ah ka waday gudaha dalka Iran mudadii weerarka cirku docday. Khasaaraha kale ee soo gaadhay Iran waxa ka mid ah dhamaan madaxdii ugu saraysay ciidamada Iran iyo toban ka mid ah Saynisyahanadii ka shaqayn jiray barnaamijka Niyuukliyarka Iran oo guryahoodii lagu khaarajiyey.Iran oo ka jawaabaysa hawlgalkan ayaa durtaba100 ka mid ah diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ku weerartay dalka Israel.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*