Shir Sanca Ka Socday Oo Israel Xalay Duqayn La Beegsatay Iyo Khasaaraha

Haatufonline,June 15,2025Diyaaradaha dagaalka ee Israel ayaa xalay duqeeyey shir ay madaxda maleeshiyada Xuutiyiintu ku lahaayeen aga gaarka magaalada Sanca waxaana la sheegay in taliyihii abaandulka ciidamada Xuutiyiinta Maxamad Al-Qamaari iyo masuul sare oo kale ay halkaas ku dhinteen.Goobta ay Israel duqaynta la beegsatay ayaa sida la sheegay ahayd meel ku taala koonfurta Sanca oo ay Xuutiyiintu ku qabsan jireen shirarka qarsoodiga ah.
Leave a comment