Latest News

Kooxda Farmaajo Oo Isu Diyaarinaysa Dagaal Iyo Ciidamo Isku Soo Shubay Waqooyiga Xamar

Muqdisho,April 25 2021(Haatufonline)- Magaalada Muqdisho ayaa waxa caawa ka dhex socday diyaargarow dagaal oo ciidamada Farmaajo isu diyaarinayeen qaab weerar.Waxa kale gobolka Shabeelada dhexe kasoo dhaqaaqay ciidamadii dawladda ee halkaas ku sugnaa waxaana la sheegay inay waqooyiga Muqdisho kusoo aadanyihiin isla markaana ay subaxda barito qaban doonaa shir jaraayid oo ay ku sheegi doonaan inay kasoo horjeedaan mudo kordhinti Farmaajo.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*