“Ku Soo Dhawaada Dalka Ethiopia” Abiy Axmed
Jigjiga, January 31, 2026 (Haatufonline) – Raysal Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed ayaa maanta mashaariic dalxiis xadhiga kaga jaray magaalada Jigjiga ee dawlad deegaanka Soomaalidda Ethiopia.Munaasibada lagu soo bandhigayey mashaariicdan ayaa waxa ka soo qaybgalay Madaxweynaha Jabuuti yo Madaxweynaha Somalia, kuwaas oo uu halkaasi ku soo dhaweeyey Abiy Axmed.Waxaanu yidhi “Deegaanka Soomaalidda Ethiopoa Shalay wuxuu ahaa goob colaadeed, maantana waxaa uu noqday hoyga nabadgalyada iyo Xasiloonida, waxaan markhaati ka nahay in bulshada deegaanka soomaalidu ay maanta doorwayn ka ciyaaratso nabadaynta guudahaan Soomaalida iyo umadaha kalaba.”
Leave a comment