Latest News

Laba Qarax Oo Xoogbadan Oo Ka Dhacay Muqdisho

Muqdisho, October 29, 2022 (Haatufonline) – Laba qarax oo xoogbadan ayaa ka dhacay Isgoyska KM5 ama Soobe ee magaalada Muqdisho.

Qaraxyadan oo loo adeegsaday baabuur ayaa lala beegsaday Wasaarada Waxbarashada, sida ay ku waramayaan warbaahinta maxaliga ah ee Somalia.

Ciidamada Booliska ayaa xaqiijinaya inuu jiro khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh, bale aanay ilaa iyo hada haynin tiro rasmi ah, maadaama oo labada qarax ay ka dhaceen isgoys mashquul badan.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*