Latest News

Magaalada Dawanle Ee Ku Taala Xuduudada Jabuuti Iyo Itoobiya Iyo Ilaa Diridhaba Oo Xidhan

Diridhaba,April 8,2021(Haatufonline)-

Magaalada Dawanle oo Kutaalo Xuduuda Jabuuti iyo Ethiopia & ilaa Magaalada Diri dhabo’ ayaa Gabi ahaanba Xidhan, waxaana istaagay isku socodkii Gaadidka Xamuulka ah ee Ethiopia’da kore usocday.

Soomaalida oo aad uga cadhaysan Weerarada Canfartu ku soo qaadayaan shicibka ayaa wadoyinka xidhay.

Madaxweynaha Eritrea ayaa la aaminsanyhay inuu colaad ka dhex abuurayo isla markana fitno dhex dhigayo Soomaalida iyo Canfarta.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*