Latest News

Shil Tareen Oo Midna Ka Dhacay Taiwan Ka Kalena Masar Waxa Is-Casilay Wasiirkii Gaadiidka Taiwan Kii Masarna Wali Xilki Hayo

Taipe,April 7,2021(Haatufonline)-Laba Tareen ayaa shil ku kala galay Taiwan iyo Masar todobaadkii ina soo dhaafay.Labada ship waxa ku kala dhintay dad tiradoodu gaadhayso kontomeeyo qof iyo qaar badan oo dhaawac soo gaadhay .Wasiirkii Gaadiidka ee dalka Taiwan Lin Chia-lung waxa uu markiiba tuurta u ritay masuuliyadi waxa dhacay waxaanu iska Casilay xilkii u hayey halka Wasiirkii Gaadiidka Masar uu wali xilkiisii haysto.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*