Latest News

Mancity Oo 4-1 Ku Garaacday Arsenal

1482433762

London, April 27, 2023 (Haatufonline) – Man City ayaa 4-1 ku garaacday Arsenal kulan si weyn man city ugu dhoweeyay Hogaanka.

Ciyaartan oo ka dhacday Garoonka Arsenal ee Ethihad ayaa Arsenal ay wajigabax kala kulantay bandhig aad u foolxun iyo natiijo weyn oo aan u qalmeyn koox ku tartamayasa horyaalka.

Daqiiqadihii horeba way muuqatay awooda man city iyo qaabka degdega ah ee ay doonayaan in ay guusha ku xaqiiqsadaan iyaga oo cadaadis culus saaray khadka dhexe ee Arsenal oo khaladaad badan sameeyay, kuwaas oo De bruyne si toos ah uga faa’ideystay sidoo kale wakhtiga goolka kowaad la dhaliyay ayaa dilay dhiirigelintii iyo xamasadii ciyaartoyada Gunners oo kulanka intii ka hadhayba ku ciyaarayay khalkhal iyo isfahan la,aan.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*