Latest News

Maraykanka Oo Cunaqabatayn Saaray 14 Nin Oo Al-Shabaab U Qaabilsan Soo Ururinta Dhaqaalaha Iyo Soo Iibinta Hubka

Washington, October 18, 2022 (Haatufonline) – Dawlada Maraykanka ayaa Isniintii cunaqabateyn ku soo rogtay 14 nin oo lix ka mid ah ay sheegtay in ay qeyb ka ahaayeen shabakad ka shaqeysa soo iibinta hubka, fududeynta dhaqaalaha iyo qorista kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta gudaha Soomaaliya.

Waxaanay xubnahan magacyadooda ku sheegtay Abdullahi Jeeri, Khalif Adale, Hassan Afgooye, Abdikarim Hussein Gagaale, Abdi Samad and Abdirahman Nurey, Mohamed Hussein Salad, Ahmed Hasan Ali Sulaiman Mataan and Mohamed Ali Badaas 

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*