Latest News

Maxkamada Ciidamada Puntland Oo Dil Toogasho Ah Ku Riday 13 Xubnood Oo Al-Shabaab Ah

Garoowe, March 8, 2023 (Haatufonline) – Maxkamadda Ciidamada ee maamul Puntland ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay 13 nin oo ka tirsanaa Alshabaab iyo Daacish

Fulinta toogashadaas ayaa ka kala dhacdey Magaalooyinka Galkaacyo,Garowe iyo Bosaaso.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*