Latest News

Maxkamada Sare Ayaa Beenisay Warar La Bahiyay

Haatufonline โ€” 14 July 2026

Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland waxa ay beeninaysaa warar saacadihii u dambeeyey lagu baahiyey baraha bulshada, kuwaas oo sheegaya in Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland Aadam Xaaji Cali Axmed uu warqad iscasilaad ah u gudbiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland.
Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland waxay caddeysay in warkaasi uu yahay mid aan sal iyo raad toona lahayn oo been-abuur ah ,
Waxa kale oo ay bulshada uga digtay in ay faafiyaan wararka been abuurka ah iyaga oo aan la hubsan.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*