Latest News

Qarax Ismiidaamin Ah Oo Baydhabo Lagula Beegsaday Gudoomiyaha Gobolka Baay

Baydhabo, April 10, 2021 (Haatufonline) – Guddoomiyaha gobolka Baay Cali Wardheere Dooyow ayaa dirqi kaga badbaaday qarax ismiidaamin ah oo lagula beegsaday magaalada Baydhabo ee xarunta gobolkaasi maanta oo sabti ah.

Qaraxan oo argagixisadu ka fuliyeen dibada hotel ku yaala Baydhaba waxa ku dhintay sadex qof oo rayid ah halka shan kalena ku dhaawacmern

Weerarkan ismiidaaminta ah ee lagula beegsaday guddoomiyaha gobolka Bay ee Cali Wardheere wa ee dadka rayidka ahi ku wax yeeloobeen waxa masuuliyadiisa sheegtay ututka Alshabaab.

Dhinaca kale qarax kale oo loo adeegsaday miino lagu aasay wadada ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*