Latest News

Sudan Oo Ka Hortagaysa Biyo Yaraan Kaga Soo Fool Leh Dhaamka Itoobiya

Khartoum,April 10,2021(Haatufonline)-Dawladda Sudan ayaa ka cabsi qabta biyo yaraan ku timaadda hadii ay Itoobiya iyadoon la heshiin mar labaad buuxiso dhaamka ay ka dul dhisayso wabiga Nile-ka.
Hadaba Sudan oo ka tabaabushaysanaysa arintaasi ayaa waxay dhaam ku yaala dhulkeeda oo la yidhaahdo Jabal Awliya ku kaydin doontaa 600 milyan oo Cubic Metre waxaana sidaas sheegay ninka ka madaxda ah biyo- xidheenada dalkaasi oo la yidhaahdo Muctasem Al-Cawad.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*