Latest News

Saxaafada Somaliland Oo Maanta Kulan Ku Saabsan Aqoonsiga Ku Yeeshay Hargeysa.

Hargeysa, December 29, 2025 (Haatufonline) – Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay warbaahinta Somaliland, kulankan ayaa ujeedkiisu ahaa sidii loo midayn lahaa fariimaha bulshada gaadhaya iyo sidii saxaafaddu ay doorkeeda ku aadan qaranimada iyo aqoonsiga Jamhuuriyadda Somaliland iyo sidii loo dar dardar galin lahaa.
Wasiirka Madaxtooyada iyo Wasiirku xigeenka Warfaafinta ahna ku simaha Wasiirka ayaa kulanka goobjoog ka ahaa, Hogaanka Ururka SOLJA ayaa ku booriyey qaybaha kala duwan ee Warbaahinta sidii ay door firfircoon uga qaadan lahaayeen arrimahan.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*