Latest News

Sirdoonka Somalia Oo Xubno Ka Tirsan Alshabaab Ka Dhex Helay Dhaawicii Laaska Ee Xamar Loo Qaaday

Muqdisho,March 6,2023(Haatufonline)-Sirdoonka dawladda Somalia ayaa gacanta ku dhigay 8 qof oo la tuhunsanyahay inay ka tirsanyihiin kooxda Alshabaab kuwaasoo markoodii hore ku dhaawacmay magaalada Laascaanood markii dambanna ka mid ahaa dhaawac ay xukuumadda Somalia kasoo qaaday Garoowe si loogu daaweeyo cusbitaalada Muqdisho.

Sida iloo ku dhaw dhaw Sirdoonka Somalia noo xaqiijiyeen waxa maanta la sii daayey laba ka mid ah sideedii qof ka dib markii waxba lagu waayey laga qaaday damaanad adag oo ay masuul ka yihiin cildhibaanno haseeyeeshe waxa lixdii kale markii u dambaday lagu hayey xarunta baadhista ee sirdoonka(Nisa).

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*