Latest News

Somaliland Oo Ka Hadashay Ciidamada Maraykanku Kala Baxayo Somalia

Hargeysa, December 5, 2020 (Haatufonline) – War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada Arimmmaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland ayaa lagu sheegay in talaabada dawladda Maraykaku ay ciidamadeeda kagala baxayso Soomaaliya ay dirayso fariin xoogan oo tilmaamaysa in dawladaha gobolku ay qaadaan masuuliyada amaanka dalalkooda.

Sodonkii Sanadood ee Jamhuuriyada Somaliland ay ahayd dal madax-banaan oo dimuqraadiya, dawlada iyo shacabkeedu waxay fuliyeen masuuliyadan;

Sida lagu sheegay War-saxaafadeedka ka soo baxay Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland oo u qornaa sidan isagoo Af-Ingiriisi ah.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*