Latest News

Somalia Oo Yeelatay Laba Gudi Doorasho Lana Filayo Inay 2 Madaxweyne Doorato

Muqdisho,December 5,2020(Haatufonline)-Dalka Somalia ayaa yeeshay laba gudi doorasho oo iska soo horjeeda kadib markii gudidii doorashada ee lagu muransanaa ay maanta dooratay gudoomiye iyo gudoomiye ku xigeen taasoo keentay in Midowga Murashaxiinta jagada madaxwrynaha Somalia ay iyaguna magacaabaan gudi doorasho oo kale,waxaana la filaya in Somalia ay doorato laba baarlamaan iyo laba madaxweyne markay doorashadu dhawaan qabsoonto.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*