Latest News

Sucuudiga Oo Barri Arbacada La Fasaxay Shaqaalaha Dawladda, Xarumaha Ganacsiga Iyo Ardayda.

Riyaad,November 22,2022( Haatufonline)-Boqorka Sucuudiga Salmaan Bin Cabdulcaziiz ayaa soo saaray amar ah in barito oo Arbaco ah uu dalku galo fasax kadib markii uu xulka qaranka kubadda cagata ee Sucuudigu ay maanta laba gool iyo hal ay kaga badisay xulka Argentina ciyaar ku dhex martay dalka Qadar oo ay haatan ka socdaan ciyaaraha koobka aduunka ee kubadda cagta.

Boqor Salmaan waxa uu fasax galiyey dhammaan shaqaalaha dawladda iyo xarumaha ganacsiga iyo ardayda farxadda guusha uu xulka dalkiisu soo hooyey maanta.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*