Latest News

“TPLF Waxay Doonaysaa In Xidhiidhka Ethiopia Ay La Leedahay, Ka Dhigto Sida Kan Ka Dhexeeya Somaliland Iyo Muqdisho” Xeer-ilaaliyaha Guud Ee Itoobiya

London,November 29.2020(Haatufonline)-Xeerilaaliyaha guud ee dawladda Itoobiya Mr Gedion Timothewos oo lagu waraystay barnaamijka Hardtalk ee ka baxa telefishanka BBC World ayaa mar uu ka hadlayey sababaha iyo ujeedooyinka soo dadajiyey isku dhaca maamulka uu hogaamiyo raiisal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo maamulkii gobolja Tigray ee ay gacanta ku haysay jabhaddi TPLF waxa uu yidhi : “TPLF waxay doonaysa sida uu afhayernkoodu sheegay in xidhiidhka dawladda Itoobiya iyo gobolka Tigreegu noqdo mid la mid ah xidhiidhka Somaliland iyo Muqdisho oo abeeto ay ka shaqeeyaan sidii Itoobiya u burburi laheyd oo ay u noqon laheyd sidii Somalia meel aan dawladi ka jirin”.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*