Latest News

Warar Cusub Oo Tilmaamaya In TPLF Gantaalo Kusoo Weerari Doonto Adisababa Iyo Magaalooyinka Ugu Waaweyn Gobolka Amxaarada

Adisababa,November29,2020(Haatufonline)-Warar laga helay diblomaasiyiinta shisheeye ee fadhiya caasimadda Itoobiya ee Adisababa ayaa tibaaxay in ururkii TPLF ee xukumayey gobolka Tigray uu duqeyn la maagganyahay bartilmaameedyo ay ka mid mid yihiin Adisababa iyo ugu yaraan sadexda magaalo ee ugu waaweyn gobolka Amxaarada.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*