Latest News

Uruguay Iyo Ghana Oo Isla Hadhay Iyo South Korea Oo U Gudubtay Wareegga16Aad

Doxa, (Haatufonline) – Xulka Kubadda cagta ee dalka Uruguay ayaa ciyaar kulul oo ay iskaga hor yimaadeen Xulka Ghana waxa ay kaga badiyeen laba gool iyo waxba.
Hasayeeshee Ghana iyo Uruguay ayaa labaduba ka hadhayaan ciyaaraha wareeggaa 16 aad er Koobka Aduunka ee ka socda dalka Qatar kadib markii uu xulka dalka Kuuriyada Koonfureed oo ay isku group ahaayeen uu xulka Portugal kaga badiyey 2 iyo hal gool taasoo ay gool dheeraaden dalka Uruguay oo min 4 dhibcood oo isku mid ah ay labadoodu kala lahaayeen.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*