Latest News

VillaSomalia Oo Muddo 2 Todobaad Gudahood Ah Mar Labaad Xidhiidhkii Diblomaasiyadeed U Jartay Kenya

Muqdisho,December 15,2020(Haatufonline)-Maamulka VillaSomalia ee Xamar ka dhisan ayaa xidhiidhkii diblomaasiyadeed u jaray dalka Kenya.Warkan oo caawa waqti dambe kasoo baxay VillaSomalia ayaa jaridda xidhiidhkaasi ku sababeeyey waxay ugu yeedheen faro galin iyo xadgudub ay Kenya ku hayso arimaha gudaha iyo qarannimada Somalia.Waa markii labaad muddo 2 todobaad gudahood ah oo ay VillaSomalia ku dhawaaqdo inay xidhiidhkii ka goosatay dalka Kenya iyadoo 29 November 2020 ay sidan oo kale ugu dhawaaqday.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*