Latest News

Wasaarada Caafimaadka Somaliland Oo Bilawday Olole Lagu Dabargoynayo Kaneecada Oo Gudbinaysa Xumadd

Hargeysa, October 13, 2022 (Haatufonline) – Agaasimaha guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL Dr-Maxamed Cabdi Xergeeye ayaa maalintii labaad shir gudoomiyay shirka Xaaladdaha dagdaga ah oo lagaga arinsanayo xaalada Xumadda ee ka jirta Somaliland.

Shirkan ayaa laga sheegay in Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland ay maanta bilawday ololo balaadhan oo lagu dabar-gonayo Kaneecada oo ah mida gudbinaysa fayraska xanuunkan xumadda ah, ololahan ayaa laga fuliyay qaybo-badan oo ka mid ah Magalada Hargeysa.

Xanuun daran oo xumadd ah ayaa bilihii u dambeeyey soo wajahay shacabka Somaliland.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*