Latest News

Wasiirka Arimaha Dibada Israel Oo Socdaal Ku Yimid Somaliland.

Hargeysa, January 6, 2026 (Haatufonline) – Wasiirka Arimaha Dibada Israel Gideon Sa’ar ayaa socdaal ku yimid maanta Somaliland.

Socdaalkan oo ah kii ugu horeeyey ee diblomaasiga ugu sareeya Israel ku yimaado Somaliland tan iyo intii ay si rasmi ah Israel u aqoonsatay Somaliland.

Socdaalkan Wasiirka arimaha dibada Israel ayaa ah mid lagu sii anbaqaadayo xidhoodhka labada dal, waxaana uu kulamo la yeeshay masuulyiinta xukuumada Somaliland.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*