Latest News

Wasiirka Warfaafinta Oo Shirkadaha Rasiifarada Leh Ka Dalbaday Inay Ka Saaraan Telefishanada Universal Iyo Star Tv

Hargeysa, June 29, 2020 (Haatuf) – Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa soo saaray wareegto uu Telefishannada/shirkadaha leh rasiifarada ee HCTV, ASTAAN IYO True Cable kaga dalbanayo inay Risiifarradooda ka saaraan Telefishannada kala ah Universal uyo Star Tv.

Wareegtada ka soo baxday Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo daba socota Ruqsad kala noqosho lagu sameeyay Telefishannada Universal iyo Star Tv, ayaa u qornayd sidan:-

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*