Latest News

Wefti Ka Socda Somaliland Oo Xarunta Midawga Yurub Ka Ka Sheegay In La Gaadhay Xiligii La Aqoonsan Lahaa Somaliland

Brussels, March 9, 2023 (Haatufonline) – Wefti ka Socda Somaliland oo fariin dhsiiyey xarunta midawga Yurub ee Brussels Belgium.

“Waa Nabad, Walaalnimo, Dimuqraadiyad, Horumar, iyo Difaaca Dalka iyo Dadka Jamhuuriyada Somaliland.

Waxaa lasoo gaadhay Xiligii ay Dunidu aqoonsan lahayd Qaranimada Somaliland, kana hor tegi lahayd cid kasta wax u dhimaysa Xasiloonida Geeska Afrika.

Shacbiga reer Somaliland waa qaar awwood buuxda iyo Waayo-aragnimo u leh xallinta khilaafkooda mar kasta iyo meel kasta., cidna ka ogolaan maayaan inay fursad siyaasadeed ka dhex raadiso arrinta Laascaanood.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*