Latest News

Xulka Kubadda Cagta Ee Gobolka Awdal Oo 3 Iyo 0 Kaga Badiyey Dhigooda Badhan

Hargeysa, October 30, 2020 (Haatufonline) – Natiijada Ciyaarihii maanta la ciyaaray ee Tartanka Goboladda Jamhuuriyada Somaliland ayaa soo dhamaaday goor dhawayd.

Ciyaar Xiiso leh oo dhexmartay maanta Xulalaka Gobolada Awdal iyo Badhan waxa guushu ku raacday xulka gobolka Awdal ka dib markii ay dhigooda Xulka Gobolka Badhan ay kaga badiyeen 3 iyo 0.

Halka ciyaartii labaad ee maanta oo dhexmartay Gabiley iyo Sool ay ku dhamaatay barbaro gool la’aan ah.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*