Ma La Isku Halayn Karaa Taawarka Madaarka Muqdisho Ee Isgaadhsiintii Bakhtiistay Si Aan Loo Ogaan Diyaaradi Sidday Fahad Yaasiin
Muqdisho,September 23 2021(Haatufonline)-Waxa wali la isweydiinaya siday Fahad Yaasiin ugu suurtogashay inuu kusoo noqdo magaalada Xamar ee uu dhibyaraanta madaarkeeda uga [...]