Ciyaartii Kubadda Cagta Ee Shalay Waxay Guushii Raacday Daad-Madheedh Iyo Kooxda Hawd Iyo Laacibkii Farasaaray Garsooraha Oo Lagu Xukumay Ganaax Lacageed Iyo Inay 5 Sano Ka Maqnaadaan Ciyaaraha.
Hatgeysa,November 14,2020(Haatufonline)- Gudida Anshaxa Ciyaaraha ee Wasaaradda Ciyaaraha Somaliland ayaa go’aamo ay ka soo saartay ciyaartii kubadda cagta ee shalay [...]