Xeer Ilaalinta Puntland Oo Codsatay Xasaanad Ka Qaadista Xildhibaan Su’aal Weydiiyay Madaxweyne Deni
Garoowe, (Haatuf) – Xeer ilaaliye ku-xigeenka Puntland Maxamad Xareed oo ah ayaa sheegay in Baarlamaanka ay u direen warqad ay ku codsanayaan in xasaanadda laga [...]