Ciidamada Itoobiya Oo Ciidamada Sudan U Dabamarteeyey Gudaha Xuduudkooda Iyo Kharduum Oo Ku Tilmaamtay Cadawatinimo Fogaatay Ooy Ka Fal Celin Doonto.
Kharduum,February 24,2021(Haatufonline)-Dawladda Sudan ayaa sheegtay in ciidamo Itoobiyaan ahi ay maanta oo Axad ah ay ciidamada Sudan u dabamarteeyeen gudaha xuduudooda.War [...]