Warar Sheegaya In Ugu Yaraan 50 Ka Mid Ah Ciidanka Itoobiya Ay Ku Dhinteen Dagaal Ay Shalay La Galeen Ciidamada Suudaan.
Qadaaref,February 5,2021(Haatufonline)-Warar laga soo xigtay dhinaca Suudaan ayaa waxa lagu sheegay in ugu yaraan 50 ka mid ah askarta ciidanka Itoobiya lagu dilay dagaal [...]