Warbixin Kashiftay In Alshabaab Lacagta Dhigato Kana Xawisho Salaama Bank Iyo Xawaaladaha Soomaalida Isla Markaana Ka Ganacsato Dhismaha Iyo Iibka Guryaha
New York,October 10,2020(Haatufonline)-Warbixin aan wali la shaacin oo ay qoreen khubaro ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa kashiftay in ururka Alshabaab uu lacago farabadan [...]