Taiwan Oo Mar Kale Ku Celisay Inay Sii Xoojinayso Cilaaqaadka Ay la Leedahay Somaliland
Taipei, July 6, 2020 (Haatuf) – Wasaaradda Arrimaha Dibadda (MOFA) ayaa Isniintii maanta mar kale ku celisay in Taiwan ay sii xoojinayso xidhiidhka laba geesoodka ah ee [...]