Alle Ha U Naxariistee Mujaahid Xasan Guure Jaamac Oo Hargeysa Ku Geeriyooday
Hargeysa, May 16, 2020 (Haatuf) – Alle Ha U Naxariistee Waxa magaalada Hargeysa ku geeriyooday Siyaasi Caan ah Xasan Guure Jaamac, oo ka mid ahaa halgamayaashii ururkii [...]